[-ray, -rtay]
gigtir2 ay
gigtir2 tay
"Maro iwm si laalaabka loo bi'iyo aad u kala jiidid."
Wadaag:
ld gigtirid.
m.l
Wax la gigtiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
ld gigtir1.
m.f.dh
eeg gigtiran. ld gigtirnaansho.
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
/dh ld gigtirnaan.
Wax xariiqid.
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
ld garangar2.
f.mg1