Qeexid
"Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisan."
[-naa, -nayd]
giigsan aa
giigsan ayd
f.mg4"Wax aad loo giijiyey ahaansho (xarig, maro, iwm). ld giijisan."
Wadaag:
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sho.
m.f.dh
Wadaag:
Ka g.: wax ka dhergid.
Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanayo.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax midab giir ah leh ahaansho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax irkig hayo ahaansho. ld argagsan, erkegsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la giirgiiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: