Qeexid
"Xarig iwm xoog u togid."
[-iyay, -isay]
giij yay
giij say
f.g2"Xarig iwm xoog u togid."
Wadaag:
Xarig, maro iwm si tognaan ah u qabasho u xirasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku f. indhaha: libiqsi la'aan indhaha wax ku eegid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka g.: wax ka dhergid.
Ka g.: wax ka joogsasho iyada oo laga cabsanayo.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nafley orod ku daalin, nafley xuurtaysiin. ld xiiqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley si xoog leh ceego ugu dhegid.
Xab biyo ka buuxaan afka ka xirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m.l
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Calaamado kala duwan wax u yeelasho.
(f.mg) Ku g.: wax in la fuliyo la isku ogaa iyadoo xanaaq la muujinayo ka bixid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo.
Maanso; guluuluc.
ld giisid.
m.l
Wadaag:
Cod gaaban ku heesid; guluulucid.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Wax liiliijin ama gilgilid.
Nafley nafaqo siin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: