Qeexid

"Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir."

Qeexid Kale

Wejitub; biriir; u furuqdhoon.

Qeexid Xigta

Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine