Qeexid

"Wax midab giir ah leh ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giiran oo kali ah:
  • Akhyaarta indhaha giirgiiranaw waxaynu soo gaadhnay cagidii aan dambtaa idinkaga guri jirnay warkii dunida, waxaana maanta idinku dubayn doona Weriye Gacayr Booto.
  • Geel habeedda jeenyaha kuloo, hore ka giirgiiran Oo gamboorka raamsanahayiyo, geedka ciinka ahba Oon giriirixayn baan arkee, sheeg haddaad garato?