Qeexid
"Wax la giirgiiray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
giirgiiran naa
giirgiiran nayd
f.mg4"Wax la giirgiiray ahaansho."
Wadaag:
Wax midab giir ah leh ahaansho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.
m.l
Wadaag:
(f.g) Calaamado kala duwan wax u yeelasho.
(f.mg) Ku g.: wax in la fuliyo la isku ogaa iyadoo xanaaq la muujinayo ka bixid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m.l
Wadaag:
Weel, maro iwm wax la riiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax wareegsan afkiisa sare.
Mindi dhankeeda aan wax goyn.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l) Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjike.
m.l
Wadaag: