Qeexid
"eeg giirgiiran. ld giirgiirnaansho."
"eeg giirgiiran. ld giirgiirnaansho."
Wadaag:
Wax la giirgiiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.
m.l
Wadaag:
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax midab giir ah leh ahaansho.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sho.
m.f.dh
Wadaag: