Qeexid

"Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo."

Qeexid Kale

ld giisid.

Qeexid Xigta

Maanso; guluuluc.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giis oo kali ah:
  • Daawashada ilmaha wajigiisa waxay muujin kartaa siyaalla badan oo ay wax u gudbiyaan.
  • Shaaweey oo la hadley saxaafada Ibraahim Cumar Sabriye "Shaaweey" ku xigeenka duqa magaalada Muqdisho ee dhinacyada siyaasada iyo ammaanka oo dhawaan lagu dhaawacay qarax lagu sameeyay gaarigiisa ayaa markii ugu horeysay la hadlay Saxaafada.