Qeexid

"ld gilgilid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gilgil oo kali ah:
  • Inkasta oo uu muran iyo geed-ismarinba ku jawaabay isna yidhi mala sidaa ayuun bay kaaga yaryaraan karaan mawjadaha dhagartii aad gaysatay marka dhawaan maxkamad caalami ahi ku soo garba-duubto, fallaadhise gilgilasho kaaga ma go'do.
  • Wararka) - Ciidamada Maraykanka ee ku sugan Khaliijka ayaa la sheegay inay ku kaceen dabaylo iyo duufaano xoog leh oo gilgilay saldhigyada uu Maraykanku ku leeyahay gobolkaasi.