Qeexid
"Wax si xooq leh u ruxid."
[-ilay, -ishay]
gilgil2 lay
gilgil2 shay
f.g1"Wax si xooq leh u ruxid."
Wadaag:
Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid.
Ka g.: xumaan cid lagu samayn lahaa ka horimaansho.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
(jool.) Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoomo.
m.l
Wadaag: