"ld gilgilasho."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la gilgilay noqosho.
f.mg1
Wax si xooq leh u ruxid.
f.g1
-ilay, -ishay
ld gilgilid.
m.l
eeg gilgilo. ld gilgilad.
m.f.dh
Awr iwm suu u daadiyo wax korka ka saaran isruxid.
Ka g.: xumaan cid lagu samayn lahaa ka horimaansho.
f.mg3
-laday, -latay
ld gilgil1.
eeg gilgilan.