Qeexid

"(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la gilgilay noqosho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gilgilan oo kali ah:
  • Haddii uu shacabku dhibta ka gilgilan waayana isaga ayuun baa ta xun mudan.
  • Sow haddaba lama gaarin waqtigii aan isku tashan lahayn kana gilgilan lahayn heeryada dullinimo ee dusheenna lagu hubsaday?