Qeexid

"(-ro, m.l) ld garangar1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga giraangir oo kali ah:
  • Waxaanu qirsanahay oo cid waliba ogsoontahay sida baaxadda hawsha la idiin xil saaray, hadaad tihiin Komishanka doorashooyinka, u balaadhnayd; iyo sida fiican ee aad u soo giraangirisen.
  • Bilis, Garoob iyo Guduudley isugu jirta ayaa aroor dhoweyd wishiiri la yimi xadrada Hargeysa ee Khayriyada loo yaqaano, halkaas oo ay ka qabsadeen ciyaar walasaqo ah oo jiib iyo jaanba laysla giraangiriyay.