Qeexid
"Wax qaab wareegsan leh noqosho."
[-naa, -nayd]
giraansan aa
giraansan ayd
f.mg4"Wax qaab wareegsan leh noqosho."
Wadaag:
(-syo ..., m.dh) (kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.
m.l
Wadaag:
Wax la qayraamiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la xaaraameeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid wax la waaniyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax sakhradi hayso noqosho. ld sakhradeysan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: