Qeexid
"Wax xariiqid."
[-ray, -rtay]
girgir2 ay
girgir2 tay
f.g1"Wax xariiqid."
Wadaag:
Midabayn aan habaysanayn; giir badan u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax wareegsan afkiisa sare.
Mindi dhankeeda aan wax goyn.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l) Shay dhoob ah ama dhagax laga qoro oo qaab mooye leh iyo laba meelood oo la qabsado oo wax lagu karsado; burjike.
m.l
Wadaag:
Midabbo kala duwan wax u yeelid; giir u yeelid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Maro iwm si laalaabka loo bi'iyo aad u kala jiidid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Midab ay yeeshaan lo'da iyo riyaha oo baro dambas madow ah oo meelo kala duwan oogada kaga yaal.
m.l
Wadaag:
Wax la giirgiiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: