Qeexid
"(-ro, m.l) ld garangar1."
"(-ro, m.l) ld garangar1."
Wadaag:
Wax wareegsan afkiisa sare.
Mindi dhankeeda aan wax goyn.
m.l
Wadaag:
Madow iyo caddaan si isle'eg isuga jira; jiir.
Dhogor dhaadheer oo orgida, dameeraha, biciidka iwm tunkooda ka baxda.
Wejitub; biriir; u furuqdhoon.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Hab iyo qaab wanaagsan u yeelid (aqal).
f.mg1
Wadaag:
.r G. leh: cod lagu muujiyo ordidda degdegsan.
m.dh.sh
Wadaag: