Qeexid

"go'2 f.mg1 (-'ay, -'day) 1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga go oo kali ah:
  • Dadkaan sameeyay mudaaharaadka ayaa waxay jidgooyooyin dhigeen jidka ka baxa garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, waxaana xayirmay isku socodka gaadiidka qaybo ka tirsan Magaalada.
  • Goobaha sidaa logu khidadeeyay waay fara badnaayiin, waxaa si ka mid ahaa Caynabo.