Qeexid
"Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurka."
"Geed-qodxeed dheer oo leh miro la cuno oo macaan oo ag kuwa xammurka."
Wadaag:
Si wadajir ah oo wax loo qabto (beer).
Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l/dh) Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo.
m.l
Wadaag:
Qof dad la dhaqan wanaagsan oo asluub loo bogo leh.
G. ah: inta talada u haysa bulsho meel ku wada nool.
m.dh.u
Wadaag:
gobo' m.dh 1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibic.
Wadaag:
Qayb, cad.
Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
m.l
Wadaag: