Qeexid

"gobo'layn m.f.dh eeg gobo'lee."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gobo oo kali ah:
  • Golahaan oo dooran doona gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa laga dhaariyay 64-xubnood, kuwaasoo ku dhaartay inay si daacad ah u gudan doonaan howlahooda.
  • Maamulka gobolka ayaa sheegay in ay wax badan ka qaban doonaan amaanka caasimada dalka ee Muqdisho, iyadoo ay jiraan ciidamo Boolis ah oo daadsan wadooyinka kuwaasi oo aan wax tallaabo ah qaadin ilaa iyo weli.