Qeexid
"Is g.: cid si gobolaysi ah u raacid."
[-stay, -satay]
gobolays tay
gobolays atay
f.g3"Is g.: cid si gobolaysi ah u raacid."
Wadaag:
Xiriir kalgacayl oo ka dhexeeya dad isku gobol ah.
ld gobolaysasho.
m.l
Wadaag:
Qayb, cad.
Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
m.l
Wadaag:
Biyo badan dar yar ku leexsasho.
Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
gobo' m.dh 1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibic.
Wadaag:
(f.g) Weel la tolay wax isticmaal u diyaar ah ka dhigid.
(f.mg) Xoolo yeelasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Ciid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Arrin aan la jeclayn, ka hadalkeed, iska ilaalin, ka aammusid.
Ka g.: qof diiddan ahaansho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-llo ..., m.dh) (juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka.
m.l
Wadaag:
(-llo ..., m.dh) (juqr.) Gobolka u dhexeeya kulaleyaasha iyo gobolka dhexdhexaadka ah. Wuu ka duwanyahay kulaaleyaasha wuxunna leeyahay xilliyo kala duwan oo ay ugu muhiimsanyihiin jiilaalka iyo xagaagu, cimiladuse guud ahaan way ka diirantahay gobolka dhexdhexaadka ah.
m.l
Wadaag: