"ld gebiyahandhoor- -re."
Wadaag:
Nooc shimbiraha ka mid ah oo dhoor dhaca madaxa ku leh. ld gobyahandhoorre.
m.l
Hal aad u shilis oo kurus weyn leh.
m.dh
Nooc kalluunka badda ka mid ah.