Qeexid

"(-cday/-coday, -catay/-cotay) Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goco oo kali ah:
  • Ka soo yaacii sawaxankii ka dhashey dawladda iyo salaadiintii gorofku ka buuxsamey ee waxa yara goconaysey waxa shankaroonland u shafeecay (BIRHOR) (SAAs) waxaana orodkii geedka soo nabad gaadhay KUUL iyo la xigee.
  • Sidaas awgeed Afrikaanku waa inay ka talaabsadaan calaacalka iyo gocoshada hagardaamooyinkii guumaystaayasha reer Yurub iyo gacan yarayaashooda Afrikaanka ah, kuna dadaalaan sidey cagta u saari lahaayeen wadada horumarka iyo barwaaqada.