Qeexid
"Qof aan waxtar ahayn."
"Qof aan waxtar ahayn."
Wadaag:
(-cday/-coday, -catay/-cotay) Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsasho.
f.g3
Wadaag:
G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld gocoy.
m.dh.kh
Wadaag:
Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cuno.
m.dh
Wadaag:
Dambar horaadka neefka rimman candhadiisa ku soo dhaca inta uusan dhalin ka hor.
m.l
Wadaag:
Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; kol; xilli; waqti; ammin.
G.tiiba: isla waqtigii.
Goor ka goor ama ka goor ka goor: waqti ilaa waqti.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Nooc haadda hilib kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.
m.l
Wadaag: