Qeexid
"Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cuno."
"Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cuno."
Wadaag:
(-cday/-coday, -catay/-cotay) Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsasho.
f.g3
Wadaag:
(f.g) Wax, wax ka jarasho.
(f.g) Wax mutansasho.
(f.g) Arrin fulinteed go'aansasho. 4. (f.mg) Cid baxsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld gocoy.
m.dh.kh
Wadaag:
(f.g) Wax qaybo u jarjarasho.
(f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag: