Qeexid
"G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld gocoy."
"G. ah: weel tolliinkiisii la ebyey oo aan weli la xoolayn. ld gocoy."
Wadaag:
(-cday/-coday, -catay/-cotay) Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsasho.
f.g3
Wadaag:
Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno.
m.dh
Wadaag:
Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cuno.
m.dh
Wadaag: