Qeexid

"(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey."

Qeexid Xigta

Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga god oo kali ah:
  • Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in go'aankaasi ka soo baxay golaha wasiirada ee Maamulka puntland uu yahay mid guul u ah kooxaha mucaaradka ee uu horboodayo Axmed Godane iyo Ajaaniibta sida uu hadalka u dhigay.
  • U fiirso in 2.99 ay tahay tiro toban ka yar, kowna ka weyn, ama ay tahay tiro god kaliyihi bidix ka xigo barta jajab tobanlaha, tobanka ku jibaaran tobanku waa inta god ee barta jajab tabanlaha loo raray xagga bidix.