Qeexid
"(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey."
Qeexid Xigta
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
"(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey."
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
Wadaag:
Cudur raafafka ariga ku dhaca; raafdillaac. ld golrod.
m.l
Wadaag:
Wax qalloocin.
Wax deri u yeelid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro.
Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya.
ld godan1.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax qalloocasho.
(f.mg) Qalloocsamid.
f.g
-otay, -odatay
Wadaag:
Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Daliig yar oo daruur ah.
m.dh
Wadaag: