Qeexid
"Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; laylo."
"Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; laylo."
Wadaag:
Nin naaga guursi badan oo xiisaalow ah.
Nin labo naag ama ka badan isku kol qaba.
m.l
Wadaag:
ld qadi
Geed yar oo jaadad badan ah dhirta waaweyn korkooda inta ka baxa magoola.
Cagaar ay yeeshaan geedaha qaarkood xilliga kaliisha.
m.l
Wadaag:
Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan.
ld godin. Magac falag.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo mayl.
m.dh
Wadaag: