Qeexid
"Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan."
Qeexid Xigta
ld godin. Magac falag.
"Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan."
ld godin. Magac falag.
Wadaag:
Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
Bawdka beerta.
Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo mayl.
m.dh
Wadaag:
Nin naaga guursi badan oo xiisaalow ah.
Nin labo naag ama ka badan isku kol qaba.
m.l
Wadaag:
Koox ari ah oo luntay.
Koox aan badnayn oo ciidan ah.
m.l
Wadaag:
Wax qalloocin.
Wax deri u yeelid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; laylo.
m.l
Wadaag:
Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda.
Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka.
Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasad.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m.l
Wadaag: