Qeexid
"Wax la godey ahaansho."
[-dnaa, -dnayd]
godan2 naa
godan2 nayd
f.mg4"Wax la godey ahaansho."
Wadaag:
Xiidmaha yar yar meesha qalloocan ee ay ka lowdaan.
ld godin. Magac falag.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaarta godadowga ciyaarid.
f.g1
Wadaag:
Dhul, meel iwm wax la qoday ahaansho.
Beer wax la falay ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo mayl.
m.dh
Wadaag:
Nin naaga guursi badan oo xiisaalow ah.
Nin labo naag ama ka badan isku kol qaba.
m.l
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Qayb ari soofay ka mid ah lumid.
f.mg1
Wadaag:
Wax qalloocin.
Wax deri u yeelid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Ciyaar lagu ciyaaro quruurux ku jira 12 god oo 6 iyo 6 isaga soo horjeedda; laylo.
m.l
Wadaag:
Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo.
Labada ilig ee sare middood.
Bir, qori iwm qoroofan oo wax la suro.
m.dh
Wadaag:
(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m.l
Wadaag: