Qeexid
(-ooyin, m.l) ld godin.
(-ooyin, m.l) ld godin.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld godin (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg god2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro.
Qeexid Xigta: Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya.
Qeexid Kale: ld godan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Qeexid Xigta: Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax qalloocin.
Qeexid Xigta: Wax deri u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gommod3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Qardhabo yar oo garka timaha cirrada ah looga siisiibo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Qeexid Xigta: Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Qeexid Kale: Daliig yar oo daruur ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -otay, -odatay
Qeexid: (f.g) Wax qalloocasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qalloocsamid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]