Qeexid

"ld godimmo, gudimmo, gudin. Qalab bir ah oo faaska ka yar oo leh daab gaaban oo qori ah oo geedaha lagu jaro."

Qeexid Kale

ld godan1.

Qeexid Xigta

Xiddigaha raqaha loo yaqaan kuwa ugu horreeya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine