Qeexid

"eeg godan. ld godnaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga godnaan oo kali ah:
  • Dhafoor godnaanteeda iyo dhabanno hayskeeda waxaad moodaysay gabyaa caydha oo gabanno haysta.
  • Dhafoor godnaantayda iyo dhabanno hayskayga waxaad I mooddaa duq gaboobay oo gabanno haysta.