Qeexid

"(-bo, m.l/dh) Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga godob oo kali ah:
  • Carada iyo xamaasadda is-wata iyo dhaqankeennii ahaa in qabaa’il dhan godob ama gallad la huwiyo waxay keeni karaan inay arrinta sii fogeeyaan.
  • Godob iyo hanaayo iyo eed la igu haaraamo, adyadiyo habaarkiyo gefkaan, kala hawoodaay’e.