Qeexid
"Cid godob ka gelid."
[-saday, -satay]
godobs aday
godobs atay
f.g3"Cid godob ka gelid."
Wadaag:
Xadgudub qof lagu sameeyo oo aan laga xaalmarin oo reeba utun iyo qaan.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l/dh) Meel weyn oo godan oo dhinacyada ay ka xigaan duullayaal iyo taagag oo caws iyo geeda faalala ay ka baxaan oo jiilaalka la daaqo.
m.l
Wadaag:
Gabar la siiyo reer dad laga dilay si heshiis uga dhex dhasho; godobreeb.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax qalloocasho.
(f.mg) Qalloocsamid.
f.g
-otay, -odatay
Wadaag:
Meel ay doqowda talada gooysaa ku shiraan.
Godad yaryar oo shinnidu samayso oo ay malabka iyo ugaxda ay ku hoyiso.
Daliig yar oo daruur ah.
m.dh
Wadaag:
(-dlay, -doshay; -dli) Neef irmaan si loo maalo candhada ka salaaxid. ld godli.
f.g1
Wadaag:
Wax qalloocin.
Wax deri u yeelid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-dad, m.l) Dalool dheer oo hulan oo dhulka ka samysma ama laga sameeyey.
Siddeed iyo tobanka hogood ee dayaxa midkood.
m.l
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ciyaarta godadowga ciyaarid.
f.g1
Wadaag: