Qeexid

"(-gag, m.l) Dheegga geela saantiisa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gog oo kali ah:
  • Wakhtigaa barwaaqo ahaa awgeed dhulka meelwalba waxa goglanayd xareed.
  • Warar laga helayo ilo xogogaal ah oo ku sugan degaanka Waamo oo kala duwan iyo xubno ka tirsan ka qayb galayaashii kulanka ayaa faahfaahin kooban ka bixiyey shir lagu qabtay duleedka Kismaayo ee tuulada Kamsuma.