[-gay, -gtay]
gog2 ay
gog2 tay
"Wax is haysta, wax ka jarid."
Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godid.
Wadaag:
(-gag, m.l) Dheegga geela saantiisa.
m.l
Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Gogol dhigasho.
-laday, -latay
Wax la gogay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
go'aansad m.l ld go'aansasho.
go'aansasho m.f.dh eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.
go'aamin m.f.dh eeg go'aami.
go'an1 m.dh Xilliga dayrta oo uu da'o roob badan ama yar.
go'aangaarid m.dh Isku raacidda la isku raaco go'aan.
go'an2 f.mg4 (-'naa, -'nayd) Wax la gooyay ahaansho.
go'doomayn m.dh ld go'doomin.
go'doomee f.g2 ld go'doomi.
-meeyay, -meysay
go'doomi f.g2 Cid meel ku xannibid. ld go'doomee.
-iyay, -isay
go'doomid m.f.dh eeg go'doon2.
go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.
go'aanso f.g3 Go'aan ka dhigasho.
-saday, -satay
go'doon1 m.l.kh G. ah: xaalad cid geyaysiisa in uu meel ku xayirmo.
go'id m.f.dh eeg go'2. ld go'niin.
go'naan m.f.dh eeg go'an. ld go'naansho.
go'doomin m.f.dh eeg go'doomi. ld go'doomayn.