Qeexid
"Wax la gogay ahaansho."
[-gnaa, -gnayd]
gogan naa
gogan nayd
f.mg4"Wax la gogay ahaansho."
Wadaag:
Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax is haysta, wax ka jarid.
Ka g.: Qaan horay loo qabay xoog cid uga godid.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax la tuuray ahaansho.
Wax fallaari ku dhacday ahaansho. ld genan.
f.mg4
-nnaa, -nnayd
Wadaag:
Cid meel taagan oo aan dhaqdhaqaaqayn ahaansho.
Qof dhuuban oo xoog leh ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
m.dh
Wadaag:
Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Sariir firaashid.
f.g1
Wadaag:
Wax madaxa midab ku leh ahaansho (neef riyo ah).
Wax qaarka hore madow ahaansho (neef ido ah).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: