Qeexid
"Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo."
Qeexid Xigta
Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobbo.
"Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo."
Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobbo.
Wadaag:
gobo' m.dh 1. Shay ka samaysan qori ama maqaar oo gammuunada lagu rito; gabooyo; qulux; qonox. 2. Dhibic.
Wadaag:
Ciid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
In yar oo hoore ah weel ka shubasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qayb, cad.
Qaybaha dal u qaybsan yahay middood. ld gabal.
m.l
Wadaag: