Qeexid
"In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray."
"In yar oo hoore ah oo weel salkiisa ku haray."
Wadaag:
In yar oo hoore ah weel ka shubasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo.
Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobbo.
m.dh
Wadaag:
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Wadaag: