Qeexid
"In yar oo hoore ah weel ka shubasho."
[-saday, -satay]
goggons aday
goggons atay
f.g3"In yar oo hoore ah weel ka shubasho."
Wadaag:
Hoore yar oo weel salkiisa ku jira ka shubasho
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Ciid ku waysaysasho. ld gaggabeyso, goggob-beyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Geed-nagaar leh caleemo yaryar iyo xididdo lagu daweeyo cudurro badan waxna lagu dhayo.
Ciidda oo lagu weyseysto. ld gaggabo, geggebo, goggobbo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax qaybo u jarjarasho.
(f.mg) Cid hadal la qeybsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
googgo'1 m.l.u 1. Wax cad-cad aan is haysan noqday. 2. Lacag sarrif ah oo yar.
Wadaag:
(f.g) Wax cad-cad ka dhigid.
(f.mg) Wax ka dhuumasho.
f.g
-gooyay, -goysay
Wadaag: