Qeexid

"ld goglasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goglad oo kali ah:
  • Khudbadaas oo ay dhagaha u gogladeen dadweyne tammuuxaa ka badani, kuwaas oo sacab dhagoole ka dhergiyey.
  • Waa Waraabe gogladay (Ma bixiyo lacagta alaabta loo dhigo ama khidmadda, iwm).