Qeexid

"Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gogo oo kali ah:
  • shir iswaraysi iyo wadatashi ah ku yeeshay magaalada Buura-wadal dhamaan Issimada Dhulbahante,shirkaas oo horaantii lagu qabtay magaalada Holhol gogol uu dhigay Garad Jama Garad Ismail.
  • Sidoo kale nin ayaa lagu yidhi “Naagtaadu gogol dhaafka ayey taqaan ee iska fur”, markaas ayuu yidhi “Dhinacaygana loo cadaabi maayo, dhalina igaga baaqsan mayso’e maxaan u furayaa”.