Qeexid

"Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gogoldhaaf oo kali ah:
  • Haweeneyda oo dhagax lagu dilay shalay galinkii dambe ayaa lagu magacaabi jiray Xaliimo Ibaahim C/raxmaan waxayna ahayd 29-jir, sida maxkamada laga sheegay, iyadoo qaaligu uu ku xukumay dil markii ay qiray intay sameysay gogoldhaaf.