Qeexid
"Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid."
[-fay, -ftay]
gogoldhaaf2 ay
gogoldhaaf2 tay
f.g1"Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbalid."
Wadaag:
Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kale.
m.l
Wadaag:
Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas.
Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigasho.
m.l
Wadaag:
Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Sariir firaashid.
f.g1
Wadaag:
Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.
Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.
m.dh
Wadaag:
Wax dad kale leeyahay idin la'aan faragelin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarasho.
(f.g) Laba ama ka badan oo wax isku hayey isnabadgelin.
(f.mg) Cid waalasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Hilib iwm qarsoodi wax uga goosasho.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
U g.: wax la rabo in la sameeyo waxyaabo sahlaya samayn.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Lacag lagu qariyo gabar lala baxay gogoshii ay ku seexan jirtay.
m.l
Wadaag: