Qeexid

Arar; hordhac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gogoldhig oo kali ah:
  • Isku-soo-duub, waxaa la dhihi karaa waxaa jira dhammaan xaaladihii gogoldhigga u noqon lahaa in Soomaalidu ay ka baxdo dhibaatada daba-dheeraatay.
  • Mid kan ka horreeyay “Suugaanta Nabadda iyo Colaadda” waxa uu Rashiid ka ahaa isku-dubbaride, gogoldhiggana isagaa u sameeyay.