"Hilibka saaran shafka geela. ld gojaxo."
Wadaag:
ld gojoxo.
m.dh
Dawo hoore ah oo dhibic-dhibic afka looga qaato.
Soo godnaanta qaarka sare in yar godanyahay.
Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.
Nooc caws yar ka mid ah. ld guxud.
m.l