Qeexid
"Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm."
"Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm."
Wadaag:
Nooc sagaarada ka mid ah.
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Dawaco khatar ah.
m.dh
Wadaag:
Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Goobjoog.
Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m.l
Wadaag:
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.
m.l
Wadaag:
eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.
m.f.dh
Wadaag: