Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta."
"(-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta."
Wadaag:
Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.
m.l
Wadaag:
Nooc sagaarada ka mid ah.
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Dawaco khatar ah.
m.dh
Wadaag:
eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.
m.f.dh
Wadaag:
Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Goobjoog.
Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m.l
Wadaag:
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: