Qeexid
"Nooc sagaarada ka mid ah."
Qeexid Kale
Dawaco khatar ah.
Qeexid Xigta
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
"Nooc sagaarada ka mid ah."
Dawaco khatar ah.
Qorraxda galabnimo, gaar ahaan markay ugu kulushahay.
Wadaag:
Nooc dawacada ka mid ah, madow oo ariga aad u laysa. ld golcas.
m.dh
Wadaag:
jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas.
Qorrax casar.
ld gollacas.
m.dh.u
Wadaag:
Nafleyda labadeeda dhinac oo jilicsan.
Dhul geedo badan oo qaniin leh oo xoolaha daaqaa ku jirradaan.
Daaddegga buuraha. 4. Cudur xoolaha ku dhaca oo ay ka qaadaan gendiga. 5. Foorad. 6. Maryaha dumarka oo la maraarsado laabkooda hore oo caloosha ku abbaaran; nabas. 7. G. lahaan: ujeeddo; dan.
m.dh
Wadaag:
Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay.
Goobjoog.
Qof waaya aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.
m.l
Wadaag:
Meel dad si joogto ah isugu yimaaddaan oo ay danahooda ugaga wada hadlaan.
Goob, fagaaro.
Mudanayaal si dastuuri ah dad u soo doortay. ld gale.
m.l
Wadaag:
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Qof leh dabci wanaagsan oo uu dadka kale kaga duwanyahay, sida geesinnimo, sakhinnimo, aftahannimo iwm.
m.l
Wadaag:
eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.
m.f.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) (siyaa.) Koox dad ah oo la magacaabay ama loo xushay talo bixinta, sharci dejinta ama qorshe samaynta.
m.l
Wadaag: